Daawo Sawiradda Hordhaca ah Saldhiga Militari ee Turkiga Muqdisho ka dhisay.

Waxaa goordhow si rasmi ah looga furay saldhiga milatari ee Turkigu ka dhistay Muqdisho, kaas oo lagu tababari doono ciidanka qaranka ee Soomaaliya. Saldhigan ayaa markiiba marti galin kara kun iyo shan boqol oo askari.