DAAWO: Madaxweyne Geele Oo Ka qeyb Galay Shirweynaha Xisbiga RPP Ee Dalka Jabuuti.

Madaxweynaha Dalka Jabuuti ismaaciil Cumar Geele oo ka qeyb galay qaban qaaabada shirweynaha xisbiga RPP oo ah xisbiga mucaafidka ee Dalka jubiiti ayaa ka hadlay hormarka ay gaadhay jabuuti mudadii uu xilka hayay isago u mahad celiyay taagerayaasha iyo masuliyiinta xisbiga RPP.

Sidoo kale Madaxweyne Geelle ayaa ka shekeyay mashaariicda laga hirgaliyay Jabuuti sida dekada dhowr ah oo laga hirgaliyay Dalkaasi wada taren oo isku xidha jabuuti iyo itoobiya mashruuc biyaha macaan lagu gaadhsii dalkaasi oo laga qaaday itoobiya inkatoo mashaaricda faraha badan ay jiraan hadana jabuuti iyo dadkeekuba waxay ka mid yihiin kuwaa ugu saboolsan geeska Afrika.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka: