DAAWO: Madaxweynaha Dalka Hindiya Oo Lagu Soo Dhaweyay Dalka Jabuuti

Madaxweynaha Dalka Hindiya shari naaf iyo wafdi balaadhan oo u hogaaminayo ayaa markii ugu horeysay taarrikhda safar ku tagay Dalka Jabuuti kadib markii casumaad uu ka helay Madaxweynaha Dalka Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geelle.

Soo dhaweyn kadib Madaxweynaha Dalka indiya ayaa si heer sare ah waxaa loogu soo dhaweeyay qasriga Madaxtooyadda Dalka Jabuuti halkaasi uu kulan gaar ah kula qaatay dhigiisa Dalka Jabuuti Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle.

Halkan Ka Daawo:

Intaasi kadib Madaxweynaha Dalka Hindiya shari naafa kubiin iyo Madaxweynaha Dalka Jabuuti ismaaciil Cumar Geelle ayaa kala saxiixday heshiis ganaci oo dhex mari doono labada Dal kaasi oo dhawaan la filayo inu dhaqan galo.