SOOMAALIYA WAX WALBA WAAN UU HURAYNA SOMALILAND GOBOL KA MID AH SOOMAALIYA.

Madaxweynaha dalka Sudan Cumar Xassan Al-Bashiir ayaa waxaa uu cadeeyey in wax walba uu hurayaan dalka Somaliya wax kasta oo ay ku difacayaan midnimada dalka Soomaaliya

Sidoo kale Madaxweynaha dalka Sudan oo ka jawaabaya Su,aal la weydiiyey waxaa uu Somaliland ku sifeeyey in ay tahay gobal ka mid ah dalka Somaliya .

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan