Daawo Siday odey dhaqmeedka beesha Hargeysa u tawaawaacan markay beesha ciise u bahdaan.

Madax-dhaqameedka,waxgaradka iyo haldoorka gobolka Hawd ayaa ka hadlay khilaaf cakiran oo soo kala dhex galay dawlada Jabuuti iyo ganacsadaha shirkada SBI COCOLA ee Axmed Cismaan Geelle Arab oo dambi iyo musuuq-maasuq lagu haysto baxsadna ku jooga magaalada Hargeysa.Beesha Issaq waxay mudo ka badan 26 sanno dhegohooga ka fureysteen dulmiga xadka dhaafay ee maamulka Hargeysa ku hayo beesha ciise.laakiin markay wax uga baahda beesha ciise reer Hargeysa waxay u kala ordaan meel kaste oo ay ciise ka heli karaan.Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka