Xeernews24
  • Startseite
  • Audio
  • Xeernews24.com
  • Suche
  • Menu

Daawo Sawirradda Kenya oo lugaha la gashay qas iyo qalalaase horle

27. Oktober 2017/in WARAR/NEWS /von admin

Rabshado xoogan oo ay sameenayaan taageerayaasha Mucaaradka dalka Kenya ayaa xiligan ka socda qeybo kamid ah dalkaasi, gaar ahaan goobaha ay mucaaradka ku xoog badan yihiin.

Magaalooyinka rabshadaha ka socdaan waxaa kamid ah magaalada ay ku xoogan yihiin Mucaaradka ee Kisumu, waxaana magaaladaasi lasoo sheegayaa in aysan wax doorasho ah ka dhicin.

Qeybo kamid ah magaaladaasi ayaa laga maqlayaa rasaas ay ridayaan ciidamada amaanka, waxaana rasaasta qaarkood haleeshay qaar kamid ah dadka banaan baxa dhigaya.

Waxaa sidoo kale banaan baxyada ka socdaan magaalada Nairobi qeybo kamid ah iyo goobo kale oo ku xoog badan yihiin taageerayaasha Xisbiga Mucaaradka dalka Kenya.

Cabsi badan ayaa ka jirta qeybo kamid ah dalka Kenya, waxaana dadku ka cabsi qabaan in rabshadaha socda ay sii xoogeestaan, iyadoona wadooyinka qaar lagu arkayo dad baangado wata oo wadooyinka dab ku shidaya.

Waxii Warar ah ee kusoo kordha rabsahan kala soco Wararkayaga dambe Insha Allah

       

Teile diesen Eintrag
  • Teile auf Facebook
  • Teile auf Twitter
https://www.xeernews24.com/wp-content/uploads/2017/10/son-4.png 376 507 admin https://www.xeernews24.com/wp-content/uploads/2017/06/xeernews-1.png admin2017-10-27 08:41:002017-10-27 08:41:22Daawo Sawirradda Kenya oo lugaha la gashay qas iyo qalalaase horle

raadin

warki u dambeeyey

  • Ismacil Cumar Gelle Oo Markii 5aad Musharax ah Iyo Mucaaradka Oo Ku Dhagan.
  • Djibouti Iyo Saamaynta Xaaladda Cusub Ee Geeska Afrika, gaar ahaan Itoobiya.
  • FALASTIIN VS SITTI DHIILLO JOOGTA AH OON CIDI U DHAG DHIGAYN
  • Dawladda Itoobia oo ku faantay in dishay madaxdi Tigreega ugu tunka wayna.
  • Ciyaarta Khaliijka – Imaaraadka oo Fashilmay, Qadar oon Is-dhiibin iyo Soomaaliya oo La Iibsan!

kaydka wararka

  • Januar 2021
  • Dezember 2020
  • November 2020
  • Oktober 2020
  • September 2020
  • August 2020
  • Juli 2020
  • Juni 2020
  • Mai 2020
  • April 2020
  • März 2020
  • Februar 2020
  • Januar 2020
  • Dezember 2019
  • November 2019
  • Oktober 2019
  • September 2019
  • August 2019
  • Juli 2019
  • Juni 2019
  • Mai 2019
  • April 2019
  • März 2019
  • Februar 2019
  • Januar 2019
  • Dezember 2018
  • November 2018
  • Oktober 2018
  • September 2018
  • August 2018
  • Juli 2018
  • Juni 2018
  • Mai 2018
  • April 2018
  • März 2018
  • Februar 2018
  • Januar 2018
  • Dezember 2017
  • November 2017
  • Oktober 2017
  • September 2017
  • August 2017
  • Juli 2017
  • Juni 2017
  • Mai 2017
  • April 2017
  • März 2017
  • Februar 2017
  • Januar 2017
  • Dezember 2016
  • November 2016
  • Oktober 2016
  • September 2016
  • August 2016
  • Juli 2016
  • Juni 2016

Mawduuc

  • Guud Ahaan
  • Qormooyin/Articles
  • VIDEO/AUDIO
  • WARAR/NEWS

nala soo xidhiidh

info.xeernews24@gmail.com

DAAWO: RW Kheyre oo la kulmay Madaxweyne Erdogan & Booqashadii uu ugu tagay... War Deg Deg Ah Daawo Video:Rabshado iyo Mudaharaadyo Ka Socda Kenya Hada,
Nach oben scrollen