Maxaa ka Jira in BioInjineer Mahad Abiib iska dhibay Dalka Island?

Enginer Mahad Abiib oo kamid ah jaaliada Soomaalida Norway ayaa Qaxootinimo isaga dhiibay Island kadib markii laqabtay isagoo kusii jeeda dalka Canada ee uu doonayay inuu iska dhiibo.
Mahad ayaa dowalada Norway horey ugala laabatay Dhalashada Norwegianka ee uu horey u haystay.
Mahad ayaa kamid ahaa soomaali fara badan oo dib loogala laabtay dhalasha Norway kadib markii lagu eedeeyay inuu kayimid Jabuuti uusan ahayn Soomaalida Soomaaliya.

Mahad kuma qancin ee deenta dowlada Norway ee ahayd inuusan Soomaali dhalad ahayn ee uu kayimid Jabuuti wuxuuna kudooday inuu Soomaaliya kayimid kuna dhashay aabihiina kamid ahaa ciidanka cirka ee Soomaaliya wuxuuna keenay Dukumentiyo fara badan wuxuuna dacwad kufuray dowlada Norway Qeybteeda qaabilsan Qaxootiga ee marka lasoogaabiyo looyaqaan UDI.
Maxkamadiina waa loogag adkaaday wuxuu qaatay Abiil waxaana looqabtay in Oktobar 2018 kiiskiisa laga doodi doono oo maxkamadiisa dib u bilaabn doonto.

                    HALKAN KAFIIRI MARKII MAXKAMADA LASAARAYAY