Hey’adda UNESCO oo soo saartay liiska Jaamacaddaha ugu wanaagsan Soomaaliya.

 Hay’adda Qaramada Midoobay ugu qaabilsan Waxbarashadda, Sayniska iyo Dhaqanka ee UNESCO ayaa soo saartay warbixin ku saabsan tayada Jaamacadaha ugu wanaagsan dalka Soomaaliya.

UNESCO waxay sheegtay in 8 ka mid ah Jamaacadaasi ay yihiin kuwo ay aqoonsatay ka dib markii qiimeynta ay ku ogaatay in tayada waxbarashadooda ay tahay mid heer caalami ah.

Sida lagu soo daabacay Xogta UNESCO ee Waxbarashadda Sare (UNESCO World Higher Education Datebase) liiska Jaamacadaha ku yaalla dalka Soomaalia ee aqoonsiga ka helay UNESCO.

Benadir University (BU)

East Africa University (EAU)

Mogadishu University (MU)

Puntland State University (PSU)

 SIMAD University (SU)

Somali National University (SNU)

University of Burao

University of Hargeysa.

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa liiska ka soo galay illaa afar Jaamacadood, halka Puntland ay ka soo galeen labo Jaamacadood, Somaliland ayaa waxaa ka soo galay labo Jaamacadood

Sida ka muuqata bogga UNESCO, Jaamacadaha ayaa qaabka xarfaha ee Alphapetical kala horeeyaan ugu jira liiska oo ah A to Z.

Hoos ka dalaaco Liiska.

Somalia

Benadir University (BU)
 www.benadiruniversity.net
 
Simad University (SU)
 https://simad.edu.so/
 
Somali National University
 http://snu.edu.so/
 
University of Hargeisa
 http://uoh-edu.net/