MUUQAAL: Sixiroole dhacay Ganacsatadii Hargeysa (Daawo Sida yaabka leh ee uu wax u Sixrayo)

Waxaa lasoo bandhigay Muuqaal ay duubtay Kamarada CCTV ee lagu xidho Meheradaha iyo Goobaha kala duwan, Taasi oo lagula socdo dhamaan waxa Halkaasi ka dhacay.

Nin Sixiroole ah ayaa  Baadhay Dukaan Ku yaala magaalada  Hargeisa, Gaar ahaan Xaafada Jig-jiga yar, waxaana muuqaalka lagu arkayaa sida ay gabadhii dukaanka haysay igu wareejinayso dhamaan Lacagtii, Sidoo kale wuxuu sugayaa inta ay dad kale ka baxayaan meesha.

Daawo Muuqaalka