DAAWO: Sedexda Musharax ee S/Land oo Fikir layaableh ka qaba midnimada Somalia & Heshiiska Imaaraadka.

Doorashada maamulka Somaliland ayaa la filayaa iney qabsoonto todobaadka danbe iyadoo sadex musharax xisbi qaran ay u tartamayaan madaxweynaha soo socda.

Faysal Cali Waraabe, Muuse Biixi iyo C/Raxmaan Cirro ayaa kahor maalmaha doorashada waxaa ay bixiyeen wareysigii ugu dambeeyay ee waxyaabaha ay qaban doonaan hadii la doorto.

Heshiiska Dekada BER-BERA ee Imaaraadka ayaa kamid ah qodobada ay ka hadleen sedexda musharax ee Somaliland.

HOOS KA DAAWO WAREYSI XASAASI AH

Sidoo kale, waxaa wax laga weydiiyay waxa ay ka aamisan yihiin midnimada Soomaaliya iyo sida ay u wajahayaan wadahadalada socda.

Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay iney go’aan rasmi ah ka qaadan doonaan Somaaliya, halka Cirro uu tilmaamay iney ku qancayaan oo kaliya iney go’aan, laakiin waxaa hadal kaas ka dabcsan sheegay Muuse Biixi.

HOOS KA DAAWO FULL MUUQAALKA