DAAWO: Baabuurkii Ku Qarxay Zoobe Oo Kaamirooyinka Qabteen Iyo Qaraxa Kahor Jawiga Zoobe Siduu Ahaa.

Waxa la helay muuqaal ku saabsan qaraxii ka dhacay Zoobe bil kahor, iyadoo kaamirooyinka ay qabteen baabuurkii waynaa ee ku qarxay iyo sidoo kale qaabka uu ku yimid halkaasi.

Baabuurkan ayaa sida muuqaalka aad ku arkeysaan wuxuu si xowli ah uga yimid dhanka Isgoyska Banaadir, wuxuu si qasab ah kusoo galayaa had uuna lahayn.

Wuxuu burburinayaa baabuur Homey iyo Mooto Bajaaj meesha mareysa, iyadoo halka uu ku qarxayana ay tahay meel aad u saxmad ah oo gaadiid badan ay xidheen.

Halkaan hoose ka daawo muuqaalka: