Daawo:Mudaharaad Burco ka qarxay & Sida Xaalku noqday

Mudahaarado goos-goos ah ayaa ka dhacay magaalada Burco ee gobolka Togdheer dhalin yaro ka cadaysan waxaa ay ugu yeedheen cadaalada dara ay ka tirsanayaan dooraashooyinkii ka dhacay dalka waxayna ku dhawaaqayeen waxaan nahay Wadaniland.