Deg Deg Daawo Video:Ceerigaabo Ay Ka Qaraxday iyo suldaanada Habar yoonis Oo Dagaal Ku Dhawaaqay.

7:00 fiidnimo ee geeska afrika ee caawa ayaa waxaa magaalada Ceerigaabo Ka bilawday Muddaharaad Waxana Waddooyinka Waaweyn isugusoo baxay dhallinyaro waxana Taayirro lagu Gubayaa Waddooyinka Waaweyn ee gudaha magaalada Ceerigaabo Halka Laamigana Dhagax dhallinyaradaasi tuuminayaan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Sidoo kale Maleeshiyaad Daacad U Ah Muuse Biixi Ayaa iyana rasaas Xoog leh u Adeegsanaya Shacabkaasi Mudaharaadaya.

 

Docda kale Salaadiinta Beesha habar Yoonis oo shir Ku Qabtay Ceerigaabo ayaa Sheegay inay Maanta taagan tahay labo Inay Si Cadaalad Ah Ku helan Codka iyo Inay Dunto.