Daawo Eng Faysal Cali Waraabe Oo Markii Ugu Horaysay Si Adag Uga Hadlay.

Faysal wuxuu si cad farta ugu fiiqay in doorashadda mamuulka Soomaaliland Qabiil loogu tartamay qabiilna badiyey reer gaar ahna u sheegey in ay iyagu u baahan yihiin Soomaaliland inteeda kale