DAAWO: Guusha Muuse Biixi, Taariikhdiisa & Doorkii Madaxweyne Farmaajo uu ku lahaa & Midnimada Somalia.

Muuse Biixi ayaa noqday madaxweynaha Maamulka Somaliland, waxaana uu ka adkaaday C.Raxmaan Cirro, laakiin dad badan ayaa isweydiinaya Waa Kuma Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Somaliland?

Markii uu guuleystay kadib ayuu madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi sheegay in Somaliland ay sameysay taariikh CUSUB.

Wadahadaladii u socday dowlada Soomaaliya iyo Somaliland ayaa la filayaa iney sii socdaan, hase ahaatee siyaasadda Muuse Biixi ayaa la filayaa iney noqon karto mid adag.

HOOS KA DAAWO XOG BUUXDA & WAREYSI.

Madaxweynaha DFS Farmaajo ayaa laga sugayaa inuu siyaasad cusub kala hortago Muuse Biixi oo lagu tilmaamo shaqsi ku ad adag gooni goosadka Somaliland.