Xeernews24
  • Startseite
  • Audio
  • Xeernews24.com
  • Suche
  • Menu

Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti oo khudbad u jeediyay Xildhibaanada Golaha shacabka Soomaalia.

25. November 2017/in WARAR/NEWS /von admin

Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Jabuuti Maxamed Cali Xaamud ayaa maanta khudbad u jeediyay Xildhibaanada Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Ugu horeyn waxaa kulanka hadal ka jeediyay Guddoomiyaha Golaha shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo ka sheekeeyay heerarkii uu soo maray dhismaha Baarlamaanka Soomaaliyeed, isagoo xusay in Madaxweynaha Jabuuti uu kaalin weyn ku lahaa dhismaha Baarlamaan Soomaaliyeed oo la unko kaddib burburkii dowladdii dhexe.

Guddoomiye Jawaari ayaa sheegay in Baarlamaanka Federaalka uu xaliyay khilaafyo siyaasadeed oo xalintooda loo aadi jiray dalka dibaddiisa, isla markaana uu haatan yahay Baarlamaan awood u leh inuu khilaafyada siyaasadeed uu maareeyo.

Sidoo kale waxaa kulanka ka hadlay Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti Maxamed Cali Xaamud oo xusay in Soomaaliya ay mareyso marxalad wanaagsan, isla markaana ay ka jirto rajo aad u weyn.

“Waxaan salaan idin kaga sugayaa Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo Shacabka Jabuuti, marxalada ay haatan mareyso Soomaaliya waa mid wanaagsan rajo weyn ayaa ka jirta nabadeeda iyo horumarkeeda, waxaa u nimid inaan idin is barbar taagno, inaan midnimada iyo walaalnimada shacabka Soomaaliyeed taageerno”ayuu yiri Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti ayaa noqonaya Guddoomiyihii labaad ee khudbad u jeediya Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, iyadoo Guddoomiyihii hore ee geeriyooday Idiris Arnoaud Cali uu khudbad u jeediyay Baarlamaankii 9aad.

 

 

Teile diesen Eintrag
  • Teile auf Facebook
  • Teile auf Twitter
https://www.xeernews24.com/wp-content/uploads/2017/11/houmad-1.jpg 720 960 admin https://www.xeernews24.com/wp-content/uploads/2017/06/xeernews-1.png admin2017-11-25 15:38:282017-11-25 15:38:28Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti oo khudbad u jeediyay Xildhibaanada Golaha shacabka Soomaalia.

raadin

warki u dambeeyey

  • Daawo Sawirrada iyo Sidda looga Ciiday magaalada Shiniile.
  • Casrigii Dullinimadka Cadawga  iyo Doqonnimada Reer Sitti.
  • Bahda XeerNews24 iyo Hawlwadeenadeedu waxay akhristayaasha ugu Hambayeynayaan munaasibada Ciidal-Fidri.
  • Magaalada Biki oo taarikhdda biyo galin yeelatay.(Sawirro)
  • In ka badan 190-Xildhibaan oo qaatay Shahaadada Xildhibaanimo (Magacyada)

kaydka wararka

  • Mai 2022
  • April 2022
  • März 2022
  • Februar 2022
  • Dezember 2021
  • November 2021
  • Oktober 2021
  • September 2021
  • August 2021
  • Juli 2021
  • Juni 2021
  • Mai 2021
  • April 2021
  • März 2021
  • Februar 2021
  • Januar 2021
  • Dezember 2020
  • November 2020
  • Oktober 2020
  • September 2020
  • August 2020
  • Juli 2020
  • Juni 2020
  • Mai 2020
  • April 2020
  • März 2020
  • Februar 2020
  • Januar 2020
  • Dezember 2019
  • November 2019
  • Oktober 2019
  • September 2019
  • August 2019
  • Juli 2019
  • Juni 2019
  • Mai 2019
  • April 2019
  • März 2019
  • Februar 2019
  • Januar 2019
  • Dezember 2018
  • November 2018
  • Oktober 2018
  • September 2018
  • August 2018
  • Juli 2018
  • Juni 2018
  • Mai 2018
  • April 2018
  • März 2018
  • Februar 2018
  • Januar 2018
  • Dezember 2017
  • November 2017
  • Oktober 2017
  • September 2017
  • August 2017
  • Juli 2017
  • Juni 2017
  • Mai 2017
  • April 2017
  • März 2017
  • Februar 2017
  • Januar 2017
  • Dezember 2016
  • November 2016
  • Oktober 2016
  • September 2016
  • August 2016
  • Juli 2016
  • Juni 2016

Mawduuc

  • Guud Ahaan
  • Qormooyin/Articles
  • VIDEO/AUDIO
  • WARAR/NEWS

nala soo xidhiidh

info.xeernews24@gmail.com

DAAWO MUUQAALKA Sida Baladweyne Loogu Soo Dhaweeyey Gudoomiyaasha Barlamaanada... Puntland oo ciidamo dheeraad ah geysay deegaanka Xeebta ee Garacad (Sawirro...
Nach oben scrollen