Daawasho Haboon Ka fadhigii 2aad ee Ururka S.R.D.A.(Video)

Kal fadhigii 2aad ee Ururka S.R.D.A.(Somali Regional Democratic Alliance)oo qabsoomay dalka Belgium gaar ahaan caasimadiisa  Brussels  shirka waxaa ka soo qayb galay xubnaha Ururka iyo taageerayaal ka kala yimid daafaha aduunka iyo aqoonyahano u dhashay deganka gaar ahaan gobolka Sitti shirka waxaa si qota dheer loogu lafa guray xaalada guud ee uu hada ku sugan yahay dalka Ethiopia iyo halis ku soo wajahan guud ahaan Soomaalidda ku dhan dalka Ethiopia iyo siddi mawqif cad looga qaadan lahaa kacdoonka iyo qulquulaatooyinka  dhamaan lahayn ee ka socda dalkaasi.

Shirka waxaa hadalo guubaabo iyo diyaar garoow iskugu jira ka jeediyey halgamee Rayaale Xaamuud iyo Dr Zakariya Ahmed oo taageerayaasha ururka ugu baaqay in ay foojignaan dheeraad ah yeeshaan xaaladda cakiran ee ay ku sugan yihiin Soomaalidda Ethiopia.

Part one

Part two