DAAWO:- Wasiirka Maaliyada Somaliland Oo Xadhiga Ka Jartay Xarun Caafimaad Oo Laga Hirgaliyay Deegaanka Aasha-Caddo Ee Degmada Saylac

Wasiirka Maaliyada Maamulka Somaliland Oo Xadhiga Ka Jartay Mashaariic Horumarineed Oo Laga Hirgaliyay Deegaala Aasha-Caddo Ee Gobolka Salal oo ah gobolka ugu dakhli soo galin badan maamulka Hargeysa ahna gobolka ugu liita dhan walba dulmi iyo cadaalada daro uu maamulku ku hayo darteed.