Xeernews24
  • Startseite
  • Audio
  • Xeernews24.com
  • Suche
  • Menu

Khilaaf soo kala dhex galay Guddoonka Labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya.

14. Dezember 2017/in WARAR/NEWS /von admin

 

Khilaaf iyo loolan dhanka awoodda ah ayaa ka soo if baxay Guddoonka Labada Gole ee Golaha shacabka iyo Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka, iyadoo markii u horeysay uu Aqalka sare uu shaaciyay inuu mugdi ku dhex jiro wada shaqeyn dhex marta labada gole

Guddoomiyaha Aqalka sare Cabdi xaashi Cabdullaahi ayaa ka soo hor-jeestay kulan lagu wado in dhowaan magaalada Baydhabo ay ku yeeshaan Guddoomiyeyaasha Golayaasha sharci dejinta ee dowlad goboleedyada, kaasoo uu qaban qaabinayo Golaha shacabka.

Warqad qoraal ah uu Guddoomiyaha Aqalka sare uu u kala diray Madaxweynayaasha Maamul goboleedyada, Guddoomiyeyaasha Baarlamaanada dowlad goboleedyada, laguna ogeysiiyay Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Golaha shacabka ayaa lagu dalbaday in la joojiyo shirka lagu qaban doono magaalada Baydhabo, kaasoo lagu tilmaamay mid lagu bur burinayo laguna kala dhantaalayo nidaamka federaalka.

Waxaa la faray Guddoomiyeyaasha Baarlamaanada dowlad goboleedyada in aanay ka qeyb gelin shirka ka dhici doona magaalada Baydhabo

Qoraalka oo ahaa mid kulul ayaa lagu sheegay in Golaha shacabka uu u shaqeynayo sidii Baarlamaankii 9aad, xilligaasoo aanu dhisneyn Golaha Aqalka sare, sidaas darteed waxaa lagu wargeliyay Aqalka sare inuu u xil saaran yahay matalaada dowlad goboleedyada, ahna gole ilaaliya ku dhaqanka iyo xoojinta nidaamka federaalka

Ugu dambeyn waxaa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo lagu wargeliyay inuu si dhow ula socdo wadashaqeynta Labada Gole oo lagu xusay inuu mugdi ku dhex jiro, tan iyo markii la aas aasay Aqalka Sare.

Halkan hoose ka akhriso Warqada uu qoray Guddoomiyaha Aqalka sare.

 

Teile diesen Eintrag
  • Teile auf Facebook
  • Teile auf Twitter
https://www.xeernews24.com/wp-content/uploads/2017/12/jawari-abdi.jpg 330 620 admin https://www.xeernews24.com/wp-content/uploads/2017/06/xeernews-1.png admin2017-12-14 10:51:242017-12-14 10:51:24Khilaaf soo kala dhex galay Guddoonka Labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya.

raadin

warki u dambeeyey

  • Dowladda ITOOBIYA oo war kasoo saartay xaaladda Ra’iisul Wasaare Dr, Abiy Ahmed.
  • Itoobiya Oo Masar ku Eedeysay Inay Xasilooni Darro ka Abuureyso Soomaaliya.
  • Ururkii ONLF oo Rayaale Xaamuud u Doortay Gudoomiye iyo qayb kale oo waxba kama jiraan ku sheegtay Doorashadda
  • Al Fanaan maslax Middeeye oo si xirfadaysan uga hadlay heesti ruxdday quluubta ummadda islamka ah.
  • Trump Oo Warqad Dad Badan ka Yaabisay U Qoray Madaxwayne Biden-ka Bedelay.

kaydka wararka

  • Januar 2021
  • Dezember 2020
  • November 2020
  • Oktober 2020
  • September 2020
  • August 2020
  • Juli 2020
  • Juni 2020
  • Mai 2020
  • April 2020
  • März 2020
  • Februar 2020
  • Januar 2020
  • Dezember 2019
  • November 2019
  • Oktober 2019
  • September 2019
  • August 2019
  • Juli 2019
  • Juni 2019
  • Mai 2019
  • April 2019
  • März 2019
  • Februar 2019
  • Januar 2019
  • Dezember 2018
  • November 2018
  • Oktober 2018
  • September 2018
  • August 2018
  • Juli 2018
  • Juni 2018
  • Mai 2018
  • April 2018
  • März 2018
  • Februar 2018
  • Januar 2018
  • Dezember 2017
  • November 2017
  • Oktober 2017
  • September 2017
  • August 2017
  • Juli 2017
  • Juni 2017
  • Mai 2017
  • April 2017
  • März 2017
  • Februar 2017
  • Januar 2017
  • Dezember 2016
  • November 2016
  • Oktober 2016
  • September 2016
  • August 2016
  • Juli 2016
  • Juni 2016

Mawduuc

  • Guud Ahaan
  • Qormooyin/Articles
  • VIDEO/AUDIO
  • WARAR/NEWS

nala soo xidhiidh

info.xeernews24@gmail.com

Ugaas Mustafe Mohamed Ibrahim oo qayb galay caleema saarka Muuse Bixii. WAR DEG DEG AH”MADAXWEYNE MUUSE BIIXI CABDI OO IMINKA KU DHAWAAQAY GOLAHIISA...
Nach oben scrollen