Xeernews24
  • Startseite
  • Audio
  • Xeernews24.com
  • Suche
  • Menu

Hogaamiyaha Xisbullah oo ku hanjabay in Maraykanka iyo Israel uu burburin doono.

15. Dezember 2017/in WARAR/NEWS /von admin

Hogaamiyaha ururka Xisbullah ee dalka Lubnaan Xasan Nasrallah ayaa ku dhaartay in uu baabi’in doono dalka Maraykanka waxana uu ku baaqay Jihaad in lagu qaado magaalada Qudus, kadib markii toddobaadii hore Madaxweynaha Maraykanka u aqoonsaday magaalada barakaysan ee Qudus inay tahay caasimada Israel.

Xoghayaha Guud ee Xisbullah ayaa qudbad ka jeediyay taleefishin xaruntiisu tahay Beirut iyadoo kumanaan taageerayaashiisa ka mid ahna ay meel fagaare ah isugu soo baxeen waxayna ku dhowaaqayeen ”Ha Dhinto Maraykanka”.

“Waa waqtigii qof walba uu ogaan lahaa in Maraykanku uusan taageerin Nabada Falastiin iyo tan gobolkaba,”ayuu yidhi Nasrullah. Waxana uu sidoo kale ku baaqay in malaayiin Muslimiin ah oo jihaadaya ay abaaraan magaalada Qudus.

“Maraykanka waa maalgeliyaha argagaxisada,dadka dhulka xoog ku haysta ee Yuhuuda,waana kan abuuray ISIS iyo ururada Takfiirka,”ayuu sii raaciyay wadaada Shiicada ah ee reer Lubnaan.

Nasrullah ayaa sheegay in qof walba oo Muslim ah ay tahay in  Maraykanka uu aqoonsado oo kaliya “Ha Dhinto Maraykanka”, waxana uu ugu baaqay taageerayaashiisa in ay uga dhigaan aqoonsiga Trump ee Qudus mid bilow u ah dhamaadka Maraykanka iyo Israel.

Ururka uu hogaamiyo Xasan Nasrallah ayaa dagaal la galay dowlada Israel sanadkii 2006dii waxayna labada dhinac marwalba ay is dhaafsadaan ereyo hanjabaadyo ah, hase yeeshee wasiir u hadlay Israel ayaa sheegay in haddii Xisbullah uu weerar ku soo qaado inay beegsan doonaan dalka Lubnaan.

Hase yeeshee wasiirka sirdoonka Yisrael Katz ayaa ku hanjabay haddii uu ururka Xisbullah weerar ku soo qaado Israel in dalka Lubnaan dhulka ay dhigi doonaan oo uu dib ugu laabanayo waayihii hore ee “Facii ama qarnigii Dhagaxa”.

Maanta oo Jimce ah ayaa la filayaa inbanaanbaxyo waaweyn ay ka dhacaan caalamka Islaamka iyadoo loogaga soo horjeedo aqoonsiga dowlada Maraykanka ay u aqoonsatay magaalada Qudus xarunta Israel,sidoo kale banaabaxyada ayaa lagu taageerayaa warkii ka soo baxay  shirkii aan caadiga ahayn ee wadamada Islaamka kaasoo loogu aqoonsaday in Bariga Qudus ay tahay caasimada Falastiin.

Teile diesen Eintrag
  • Teile auf Facebook
  • Teile auf Twitter
https://www.xeernews24.com/wp-content/uploads/2017/12/hassan.jpg 429 634 admin https://www.xeernews24.com/wp-content/uploads/2017/06/xeernews-1.png admin2017-12-15 11:52:542017-12-15 11:52:54Hogaamiyaha Xisbullah oo ku hanjabay in Maraykanka iyo Israel uu burburin doono.

raadin

warki u dambeeyey

  • Daawo Sawirrada iyo Sidda looga Ciiday magaalada Shiniile.
  • Casrigii Dullinimadka Cadawga  iyo Doqonnimada Reer Sitti.
  • Bahda XeerNews24 iyo Hawlwadeenadeedu waxay akhristayaasha ugu Hambayeynayaan munaasibada Ciidal-Fidri.
  • Magaalada Biki oo taarikhdda biyo galin yeelatay.(Sawirro)
  • In ka badan 190-Xildhibaan oo qaatay Shahaadada Xildhibaanimo (Magacyada)

kaydka wararka

  • Mai 2022
  • April 2022
  • März 2022
  • Februar 2022
  • Dezember 2021
  • November 2021
  • Oktober 2021
  • September 2021
  • August 2021
  • Juli 2021
  • Juni 2021
  • Mai 2021
  • April 2021
  • März 2021
  • Februar 2021
  • Januar 2021
  • Dezember 2020
  • November 2020
  • Oktober 2020
  • September 2020
  • August 2020
  • Juli 2020
  • Juni 2020
  • Mai 2020
  • April 2020
  • März 2020
  • Februar 2020
  • Januar 2020
  • Dezember 2019
  • November 2019
  • Oktober 2019
  • September 2019
  • August 2019
  • Juli 2019
  • Juni 2019
  • Mai 2019
  • April 2019
  • März 2019
  • Februar 2019
  • Januar 2019
  • Dezember 2018
  • November 2018
  • Oktober 2018
  • September 2018
  • August 2018
  • Juli 2018
  • Juni 2018
  • Mai 2018
  • April 2018
  • März 2018
  • Februar 2018
  • Januar 2018
  • Dezember 2017
  • November 2017
  • Oktober 2017
  • September 2017
  • August 2017
  • Juli 2017
  • Juni 2017
  • Mai 2017
  • April 2017
  • März 2017
  • Februar 2017
  • Januar 2017
  • Dezember 2016
  • November 2016
  • Oktober 2016
  • September 2016
  • August 2016
  • Juli 2016
  • Juni 2016

Mawduuc

  • Guud Ahaan
  • Qormooyin/Articles
  • VIDEO/AUDIO
  • WARAR/NEWS

nala soo xidhiidh

info.xeernews24@gmail.com

Akhiriso Magaca, iyo Waxa uu ahaa Ninkii isku Qarxiyay Booliska iyo meelaha... Shil Tareen oo labo qaybood u kala jaray bas ay la socdeen ciyaale iskuul fara...
Nach oben scrollen