Dhegeyso Warkii Ugu Danbeeyay Somalidda Itoobiya Ee Lagu Xasuuqay Deegaanka Oromadda.

Wararka nagasoo gaadhaayo deegaano ka mid ah ismaamulka Oromadda ee dalka Itoobiya ayaa sheegay in dad Soomaali ah lagu Xasuuqay tuullada Gadule ee hoostagta degmada Darullow,geesta kale waxaan war iyo wacaal laga hayn dad soomaali reer Sitti ah oo noola degmooyinka oromadda sida Metahara iyo tuulooyin kalo fara badan. masuuliyinti sheegan jiray in ay kililka Soomaalidda masuul ka yihiin ee xasuuqan socda sababta uu ahaa ee uu ugu horeeyan cabdi Iley iyo Cabdi xakim oo meel jaan iyo cidhib dhigeen lahayn.

                                          Dhageyso