Daawasho Haboon kornayl Muusa Bixii oo qaabkii IOG koopie ka dheehday.

kornayl Muuse Bixii wuxuu ku jid maraa dhalasha iyo waraaqaha dalka jabuuti,wuxuu ku dhoofay diyaaradda dalka Jabuuti,wuxuu booqasho uga ambabaxay  dalka Jabuuti wuxuu la socdaa baabuurti madaxweynaha jabuuti kuwa la mid ah,ilaaladisu waxay uu eeg yihiin kuwii madaxweyne IOG waa nidaam iyo qaab aduunka ku cusub oo wax lagu macnayn karo lahayn.