DAAWO: Madaxweyne Farmaajo Oo Gaadhay Magaalada Cadaado Iyo Soo Dhaweyn Cajiib ah.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maqribnimadii caawa waxa ay gaadheen magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud.

Wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya waxaa soo dhaweeyay Masuuliyiinta Maamulka Galmudug oo uu ugu horeeyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf), xubnaha labada Golle ee Galmudug iyo dadweyne fara badan oo Haween iyo caruur u badan.

Halkan Hoose Ka Daawo: