Akhri Saamiga Beelaha Guud Ahaan Xilalka Madaxweyne Muuse Magacaabay
Wargeyska Foore ee Hargeysa ka soo baxa ayaa falanqayn ku sameeyay sida uu Madaxweyne Muuse u dhigay saamiga beelaha Somaliland ee xukumaddiisa xilka haysay in ka yar laba bilood waxaana muuqata in beesha Madaxweynuhu ilaa hadda hoggaaminayso xilalka uu magacaabay. Falanqaynta ayaa timid iyada oo hadda la maqlayo horraanta bulshooyin ka cabanayo caddaalad darro ku salaysan kuraasta.
Beelaha iyo xilalka uu magacaabay Madaxweyne Muuse
Beesha | Tirada Xilalka |
Garxajis | 12 Xubnood |
Habar Awal | 13 |
Habarjeclo | 9 xubnood |
Dhulbahante | 5 xubnood |
Warsangeli | 2 xubnood |
Samaroon | 4 xubnood |
Ciise | 2 xubnood |
Arab | 4 xubnood |
Ayuub | 1 xubin |
Toljecle | 1 xubin |
Gabooye | 1 xubin |
Fiqishini | 1 xubin |
Beelaha Garxajis (12 Xubnood):
1- Wasiirka Wasaaradda Horuminta Maaliyada – Yuusuf Maxamuud Cabdi
2- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka – Dr Xasan Ismaciil Yuusuf
3- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta deegaanka – Shugri Xaaji Ismaaciil Bandare
4- Wasiirka dhalinyarada iyo Ciyaaraha – Yuusuf Mire Maxamed (Boos)
5- Wasiir kuxigeenka Wasaaradda warfaafinta – Maxamed Muuse Abees
6- Wasiir kuxigeenka waxbarashada – Cabdiqaadir Maxamuud Sheekh Muxumed
7- Agaasimaha Guud ee Wasaarada Boosaha Iyo isgaadhsiinta – Cali Cabdilaahi Daahir
8– Agaasimaha Guud ee Wasaarada Gaadiidka – Cumar-Sayid Cabdilaahi Aadan
9- Badhasaabka Togdheer – Xamse Maxamed Cabdi
10- Badhasaabka Hawd -Yaasiin Maxamed Shide Ibraahim
11- Afhayeenka Madaxtooyada – Maxamuud Warsame Jaamac
- Xoghayaha Dawlada Hoose ee Hargeysa – Axmed Maxamed Juxo
Beelaha Habar Awal (13-Xubnood):
1- Wasiirka Arrimaha Dibada – Dr Sacad Cali Shire
2- Wasiirka Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka – Cabdilaahi Abokor
3- Wasiirka isgaadhsiinta – Cabdi-Wali Sheekh Cabdilaahi Jibriil
4- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta – Cabdiraxmaan Cabdilaahi Guri Barwaaqo
5- wasiir ku xigeenka Arrimaha gudaha – Maxamed Muuse Diiriye
6- Maareeyaha hay’adaha duulista – Cabdi Maxamed Rodol
- Hantidhawaraha Guud Qaranka- Axmed Yuusuf Dirir
8.Agaasimaha Guud ee wasaarada Caafimaadka – Dr Maxamed Cabdi Xergeeye
9- Agaasimaha Guud ee wasaarada maalgashiga – Axmed Abokor Maxamed
10- Maareeyaha Hay’ada WFO iyo kaydka qaranka iyo Hay’ada Ka hortaga aafooyinka dabiiciga – Faysal Cali Sheekh
11.Badhasaabka Gobolka Salal – Mawliid Maxamed Nuur
12.- Badhasaabka Gobolka Gabiley – Maxamuud Saleebaan Ramaax
13- Badhasaabka Gobolka Saraar – Axmed Maxamed Xaashi Ducaale
Beelaha Habar-jeclo (9 Xubnood):
1- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha – Maxamed Kaahin Axmed
2- Wasiirka Wasaaradda macdanta – Jaamac Maxamuud Cigaal
3- Wasiirka Xidhiidhka Goleyaasha Qaranka Iyo Dastuurka – Maxamuud Xaaji Cilmi
4- Wasiirka Wasaaradda shaqada iyo Qoyska – Hinda Jaamac Gaani
5- Wasiirka Xanaanada xoolaha iyo kaluumaysiga – Xasan Maxamed Gaafaadhi
6- Wasiir ku xigeenka Caafimaadka – Cabdinasir Cumar Jaamac
7- Maareeyaha Barakacayaasha – Cabdikariin Axmed Faarax (Xinif)
8- Badhasaabka Gobolka Awdal – Cabdiraxmaan Axmed Cali
9- Badhasaabka Gobolka Maroodi-Jeex ee Caasimada Hargaysa – Jaamac Xaaji Axmed Cabdi
Beelaha Arab (4-Xubnood):
1- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga – Maxamed Axmed Cawad
2- Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta – Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed
3- Wasiir Ku Xigeenka Arimaha Dibada – Liibaan Yuusuf Cimaan
4- Badhasaabka Gobolka Sanaag – Maxamed Axmed Caalim(Tiimbaro)
Beelaha Dhulbahante (5-Xubnood):
1-Wasiirka Waxbarashada – Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir(Farotoon)
2- Agaasimaha Lacagta Gudida Aids-ka- Xamda Daahir Afqarshe
3 – Wasiirka Biyaha- Saleebaan Cali Koore
4- Wasiirka Hawlaha guud- Cabdirashiid Xaaji Ducaale
5 – Agaasimaha Guud ee Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta – Aadan Cabdilaahi Cabdile Nuur.
Beelaha Samaroon(4-Xubnood):
1- Wasiirka Qorshaynta – Cawaale Ibraahim Shirwac
2-Wasiirka Wasaaradda Beeraha – Axmed Muumin Seed
3- Wasiirka Ganacsiga Iyo Warshadaha – Maxamed Sacad Iidle Saajin
4 – Guddoomiye Ku-xigeenka Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha -Khadar Sh. Cabdillaahi Sh. Cali Jawhar
Beelaha Ciise (2-Xubnood):
1- Wasiirka Wasaaradda Cadaalada – Cabdiqani Maxamuud Caateeye
2- Agaasamaha Guud ee Waxbarashada – Maxamed Faarax Xareed
Beelaha Warsangali (2 Xubnood):
1-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga – Ciise Axmed Yuusuf (Xawar)
2-Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Gaadiidka Iyo Jidadka – Sahal Maxamed Jaamac
Beelaha Gabooye (1-Xubin):
1- Wasiir Ku Xigeenka Wasaaaradda Qorshaynta – Eng Xuseen Buuni
Beesha Ayuub (1-Xubin):
1- Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha – Yurub Abiib
Beesha Fiqishini (1-Xubin):
1- La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Bulshada – Cabdiwaaxid Cabdiqaadir Cabdiraxmaan Maxamuud .
Toljecle (1): Wasiir ku xigeenka Maaliyadda Maxamed Daahir Fure.