Madaxweyne Geele ayaa dhagaxdhigay guryo dadweyne

Dhagax dhigan wuxuu ku soo beegmay xili la soo sheegey in dad dan yar reer Jabuuti ah oo ku noola duleedka magaalada Jabuuti gaar ahaa xaafadda waynta loo yaqaan Balballa ay dawlada Jabuuti ka burburisay gooba cooshadda ahaa oo ay nolool aad u liitada ugu noolaayeen dadkaasi waxaa la soo warinayaa in ay dalka Jabuuti uga qaxeen dhanka maamulka Somaliland,

Dhoowr bilood ka horbay ahayd markay dadkaa dawlada Jabuuti ku sheegtay dad wadanka sharci daro ku joogay hasayeesshee dadkaasi waxay dhamaan haystaan waraqaha dhalashadda ee dalka Jabuuti.