Sucuudiga oo ay ku cadaatay in uu ka dambeeyay go,aankii Mareykanku Qudus Caasimadda Israail ugu aqoonsaday-Video

Xili Ay Jirtey Xiisad Xasaasi Ah Oo ka Dhaxeeyey Dowladaha islaamka Carabta Iyo  Xukumada Yuhuuda Israail Oo Salka Ku haysaa  Qadiyadda  Magaalada Qudus,Taasi Oo ka Dhalatay Markii uu madaxweynaha Dalka maraykanka Donald Trump u Aqoon saday Caasimada Israil.

Waxaa Kulanka  Ugu Horeeyey is Arkay Dhaxal Sugaha Dalka Sucuudiga Oo hada Dalkaasi ka Masuul Ah Iyo raysal wasaaraha Israail Miljamin Nentayahu,Kulankaasi kadib waxa Sucuudiga Laga War Helay Isagoo Xidhay  culimo Iyo Dad Magac ku Leh oo  Ku Tilmaamay Israail in ay tahay Cadowga islaamka.

talaabadani Sucuudiga Xabsiga Ku dhigay Cidda  Weerarta Israail Ayaa Qeyb ka Ah Heshiiska Ay wada Gaadheen Labada Dhinac Balse dad Badani ayaa sheegay Inuu jirey Tuhunka Israil Iyo Sucuudiga  Ka Dhaxeeya.

Gar Ahaana Arimaha Qudus Inuu sucuudiga Go,aamiyey Inuu Qudus Meel Uun ku daro Gar Ahaana Inay caasimada israail noqoto hadii talaabadaasi dhawaaqa Kasoo baxaya Uu san kacdoon Shacab Abuurayna mar hore Ayuu Sucuudiga Tageeri lahaa.

Culimada Sucuudiga Ayaa ka Hor yimi Heshiiskani oo ku tilmaameen Inuu yahay Mid Meel Uga Dhacaya Islaamka Qadiyadiisa.

Hoos ka Daawo warbixin