DEG DEG DAAWO- R/Wasaarihii Ethiopia Haile Mariam oo hada Iscasilay.
Wararka naga soo gaadhaya Ethiopia ayaa sheegaya inuu xilkii iska casilay Raysal wasaarihii Ethiopia Heile Mariam
Waxaa kale oo uu iska casilay gudoomiyihii xisbiga dalka hogaamiya EPRDF
Warkan ayaa waxa laga soo xigtay Tvga dawlada laga leeyahay ee EBC
Xaalada Ethiopia ayaa baryahanba kacsanayd waxaanse la saadaalin karin sida xaal ku danbayn doono