Xeernews24
  • Startseite
  • Audio
  • Xeernews24.com
  • Suche
  • Menu

Qudbadii R/Wasaaraha Etoobia ee ku Saabsanaid Iscasiladiisa Lana Sheegayo in laga Aqbalay Lagana Yaabo in laga Diido si wadanka Loo Badbaadiyo.

15. Februar 2018/in WARAR/NEWS /von admin

 

Addisababa(SBN)Raisal wasaaraha JDFI mudane Hailemariam Desalegn ayaa kudhawaaqay inuu warqadii iscasilaada xilka gudoomiyaha xisbiga EPRDF iyo Xilka raisal wasaarenimada labadaba ugudbistay xisbiga EPRDF iyo ururkiisaba isagoo sababaha uu isucasilay kusheegay si wadanka nabadgalyo iyo xasilooni waarta looga keeno islamar ahaantaana ay iscasilaadiisu xal utahay in labalaadhiyo nidaamka dimuqraadiyada iyo xasiloonida dalka ee wakhti xaadirkan wadanka kahanaqaaday. Wuxuuna intaa kudaray, inuusan isucasilin sababo laxidhiidha khasab, cabsi IWM isagoo ay xisbiga EPRDF iyo ururkiisa SEPDM ay ka aqbaleen islamarkaana sheegay inuu xilka sii hayn doono ilaa inta uu RW cusub kuwareejinayo.

Wuxuuna shacabwaynaha itoobiya gaar ahaana dhalinyarta wadanka kuladardaaarmay inay sii xoojiyaaan horumarka xawliga ah ee wadanka kahanaqaaday wakhti xaadirkan islamarkaana ay bulshadu kaqaybgal wanaagsan kamuujiyaan nidaamka dhaqaalaha laba-jibaaran ee ay xukuumada wadanka ka arimisa soo hoyisay.

Ugudanbayna,  wuxuu mudane Haylemariam desalegn kula dardaarmay shacabka reer itoobiya inay sii xoojiyaan nidaamka wadanoolaanshaha, istixgalinta iyo dhaqamadii wanaagsanaa ee shacabka reer itoobiya lagu yaqaanay.

Wararka ka imanaya xaga dawlada ayaa sheegaya in durba laga aqbalay iscasilaadiisa uuna sii hayn doono inta mid Cusub lasoo dooran doono halka wararka qaarna sheegayaan in aan laga Aqbali doonin si wadanka Xaalada cakiran kujira loo badbaadiyo hadii kale wax aan la saadaalin karin wadanka ka dhici karaa dabkii horena gaas lagu sii shido

Teile diesen Eintrag
  • Teile auf Facebook
  • Teile auf Twitter
https://www.xeernews24.com/wp-content/uploads/2018/02/is-casilay.jpg 90 120 admin https://www.xeernews24.com/wp-content/uploads/2017/06/xeernews-1.png admin2018-02-15 23:36:012018-02-15 23:36:01Qudbadii R/Wasaaraha Etoobia ee ku Saabsanaid Iscasiladiisa Lana Sheegayo in laga Aqbalay Lagana Yaabo in laga Diido si wadanka Loo Badbaadiyo.

raadin

warki u dambeeyey

  • Daawo Sawirrada iyo Sidda looga Ciiday magaalada Shiniile.
  • Casrigii Dullinimadka Cadawga  iyo Doqonnimada Reer Sitti.
  • Bahda XeerNews24 iyo Hawlwadeenadeedu waxay akhristayaasha ugu Hambayeynayaan munaasibada Ciidal-Fidri.
  • Magaalada Biki oo taarikhdda biyo galin yeelatay.(Sawirro)
  • In ka badan 190-Xildhibaan oo qaatay Shahaadada Xildhibaanimo (Magacyada)

kaydka wararka

  • Mai 2022
  • April 2022
  • März 2022
  • Februar 2022
  • Dezember 2021
  • November 2021
  • Oktober 2021
  • September 2021
  • August 2021
  • Juli 2021
  • Juni 2021
  • Mai 2021
  • April 2021
  • März 2021
  • Februar 2021
  • Januar 2021
  • Dezember 2020
  • November 2020
  • Oktober 2020
  • September 2020
  • August 2020
  • Juli 2020
  • Juni 2020
  • Mai 2020
  • April 2020
  • März 2020
  • Februar 2020
  • Januar 2020
  • Dezember 2019
  • November 2019
  • Oktober 2019
  • September 2019
  • August 2019
  • Juli 2019
  • Juni 2019
  • Mai 2019
  • April 2019
  • März 2019
  • Februar 2019
  • Januar 2019
  • Dezember 2018
  • November 2018
  • Oktober 2018
  • September 2018
  • August 2018
  • Juli 2018
  • Juni 2018
  • Mai 2018
  • April 2018
  • März 2018
  • Februar 2018
  • Januar 2018
  • Dezember 2017
  • November 2017
  • Oktober 2017
  • September 2017
  • August 2017
  • Juli 2017
  • Juni 2017
  • Mai 2017
  • April 2017
  • März 2017
  • Februar 2017
  • Januar 2017
  • Dezember 2016
  • November 2016
  • Oktober 2016
  • September 2016
  • August 2016
  • Juli 2016
  • Juni 2016

Mawduuc

  • Guud Ahaan
  • Qormooyin/Articles
  • VIDEO/AUDIO
  • WARAR/NEWS

nala soo xidhiidh

info.xeernews24@gmail.com

DEG DEG DAAWO- R/Wasaarihii Ethiopia Haile Mariam oo hada Iscasilay. Kadib Iscasilaadii Hailamariam Desalegn: Maxaa laga filan karaa xaaladda dalka...
Nach oben scrollen