Yarkii Xaday heestii Youssouf Maansho oo maantana Cawaale Casri dharbaasho ugu Hanjabay

Fanaankan yar ee Ku Cusub Saaxadda Fanka ee Oomaar ee heestiisii ugu horaysay ee uu soo qaadaa muran badan keentay isla markaana aakhirkii ay cadaatay in heesta uu soo xaday oo uu iska lahaa Youssouf Maansho oo isna ah fanaan reer Jabuuti ah midhaheeda iyo laxankeedaba ayaa maalmihii u dambeeyay bilaabay dagaal uu ku wajahayo fanaanka caanka ah ee Cawaale Aadan Daheeye oo isagu muddo badan fanka ku jiray bal hadaba aynu daawano muuqaaladda weeararka iyo difaaca ah ee ay iswaydaarsadeen Cawaale Aadan iyo oomaar

cawale aden

cawaale yare ayaa markii ugu horaysay ee uu fanka soo galay ahayd sanadkii 2005 waxaana markiiba hana qaaday heesihii ugu horeeyay uu ku soo galay fanka

awale yare