Xeernews24
  • Startseite
  • Audio
  • Xeernews24.com
  • Suche
  • Menu

Tahriibayaal laga soo celiyey Liibiya oo kasoo degay Magaalada Muqdisho(Sawiro)

17. Februar 2018/in WARAR/NEWS /von admin

Waxaa goor dhoweyd Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho ka soo degay Tahriibayaal Soomaaliyeed oo dowladda Soomaaliya kasoo qaaday dalka Liibiya.

Tiradda tahriibayaasha ayaa gaadhaya 11, waxaana la sheegay inay laga soo badbaadiyey Ma-gafayaasha dalka Liibiya oo heystay muddo laba sanadood ah, waxaana loo geystay  tacadi kala duwan oo ay ku jirto in la kala iibsaday.

Waxaa Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiin uu horkacayo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed, wuxuuna sheegay in dowladda Soomaaliya ay sii wadi doonto soo deynta Maxaabiista Soomaaliyeed ee ku xidhan dalalka Caalamka

Mid ka mid ah Maxaabiista Waxa uu sheegay inuu kaga mahadcelinaayo dowladda Soomaaliya inay ka shaqeyso sidii xabsiyada Libya iyo magafayaasha looga sii dayn lahaa dhalinyarada Soomaaliyeed.

Teile diesen Eintrag
  • Teile auf Facebook
  • Teile auf Twitter
https://www.xeernews24.com/wp-content/uploads/2018/02/DWOJS3nXkAIt5hP.jpg 900 1200 admin https://www.xeernews24.com/wp-content/uploads/2017/06/xeernews-1.png admin2018-02-17 10:43:102018-02-17 10:43:10Tahriibayaal laga soo celiyey Liibiya oo kasoo degay Magaalada Muqdisho(Sawiro)

raadin

warki u dambeeyey

  • Dowladda ITOOBIYA oo war kasoo saartay xaaladda Ra’iisul Wasaare Dr, Abiy Ahmed.
  • Itoobiya Oo Masar ku Eedeysay Inay Xasilooni Darro ka Abuureyso Soomaaliya.
  • Ururkii ONLF oo Rayaale Xaamuud u Doortay Gudoomiye iyo qayb kale oo waxba kama jiraan ku sheegtay Doorashadda
  • Al Fanaan maslax Middeeye oo si xirfadaysan uga hadlay heesti ruxdday quluubta ummadda islamka ah.
  • Trump Oo Warqad Dad Badan ka Yaabisay U Qoray Madaxwayne Biden-ka Bedelay.

kaydka wararka

  • Januar 2021
  • Dezember 2020
  • November 2020
  • Oktober 2020
  • September 2020
  • August 2020
  • Juli 2020
  • Juni 2020
  • Mai 2020
  • April 2020
  • März 2020
  • Februar 2020
  • Januar 2020
  • Dezember 2019
  • November 2019
  • Oktober 2019
  • September 2019
  • August 2019
  • Juli 2019
  • Juni 2019
  • Mai 2019
  • April 2019
  • März 2019
  • Februar 2019
  • Januar 2019
  • Dezember 2018
  • November 2018
  • Oktober 2018
  • September 2018
  • August 2018
  • Juli 2018
  • Juni 2018
  • Mai 2018
  • April 2018
  • März 2018
  • Februar 2018
  • Januar 2018
  • Dezember 2017
  • November 2017
  • Oktober 2017
  • September 2017
  • August 2017
  • Juli 2017
  • Juni 2017
  • Mai 2017
  • April 2017
  • März 2017
  • Februar 2017
  • Januar 2017
  • Dezember 2016
  • November 2016
  • Oktober 2016
  • September 2016
  • August 2016
  • Juli 2016
  • Juni 2016

Mawduuc

  • Guud Ahaan
  • Qormooyin/Articles
  • VIDEO/AUDIO
  • WARAR/NEWS

nala soo xidhiidh

info.xeernews24@gmail.com

Xukun Degdeg ah oo lagu soo rogay Itoobiya & Ciidamada oo la siiyay awood... DOOD Kulul: Maxaa keenay Is casilaadda Hailemariam Desalegn Rw Ethiopia?
Nach oben scrollen