SAWIRRO: Ra’iisal Wasaare ku xigeenka Turkiga oo khudbad u jeediyay Askarta Soomaalida ee Turkigu tababarrayo.

Hakan Çavuşoğlu‏ oo booqasho ku jooga magaalada Muqdisho ayaa booqday  xarunta lagu Tababaro Ciidanka Militariga Soomaaliya oo ay Turkigu ka hirgeliyeen magaalada Muqdisho.

Hakan Çavuşoğlu ayaa khudbad  u jeediyay askarta Soomaalida ee dowladda Turkigu ku tababarto Saldhigga Muqdisho, isagoo ka hadlay xidhiidhka Soomaalia iyo Turkiga, wuxuuna sheegay in labada dal uu dhex maray heshiis milateri oo lagu taageerayo dib u dhiska ciidamada Soomaaliya.

               HOOS KA DAAWO SAWIRADDA