Jabuuti oo Ka Hadashay Sababta ay Heshiiskii DP World Uga Baxeen +COD

Dowladda Jabuuti ayaa soo saartay warsaxaafadeed ay uga hadlayso khilaafka u dhexeeya iyaga iyo shirkada DP World kaasi oo keenay in 22 kii bishan ay dawladda Jabuuti ka baxdo heshiiskaasi isla markaana ay shaqada ka joojiso shirkadda DP World. DP world ayaa maamusha dekadda kontaynarada ee dooraaleh. Faahfaahinta warkan waxaa inoo haya Xuseen Barre.