Kornayl Muuse Biixi iyo Qaabka liita ee loogu Soo dhaweyey Immaraadka.

 Hadaad is bar-bar dhigto qaabkii loogu soo dhaweeyey Muusa Bixii dalka Jabuuti iyo wixii maamulka Hargeysa buuq iyo qayla ka dhacay iyo meeqaanka hooseeyaa ee maanta Immaraadku ku maamuusay ee waliba ay Hargeysa ku faraxsan tahay markaad isku eegto waxaa ku soo Bixii maahmaahddi Soomaaliyeed ee odhan jirtay;Doqon nimmay taqaaniyo tolkeed kama agdheeraato.