DAAWO: Ciidamadii hubeysanaa oo Guluf Colaad kaga soo baxay xarunta BFS,Halis ka jirta Xamar.

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Ciidamadii maanta qabsaday aanay ka mid ah Ciidamada Amaanka ama kuwa qalabka sida ee Dowladda Soomaalliya,waxaana jira Ciidamo guluf colaadeed kaga soo noqday dhanka xarunta gobolka.

Ciidamadan ayaa ah kuwo taabacsan Xukuumadda Soomaaliya oo lagu doonayay in lagula wareego xarunta Golaha Shacabka kuna handado Guddoonka Golaha Shacabka.