Raashinkii ugu badna Abid oo dad reer Jabuuti ah ugu deeqeen dadka Saylac iyo Lughaya ee abaartu naafaysay.

deeqdan balaadhan ee ay soo urursheen dadka wanaagan jecel waa mid ku soo beegantay wakhri aad loogu baahna hasaayeeshee waxay dad badan oo qurba joog iyo qolqol joog ahba is waydinayaan cidda masuul ka noqon doonta qaybinta deeqdaan raashinka iyo in ay ciddi loogu tala galay u gaadhi doonto iyo in kale?