Daawo Video:Sheikh Saciid Raage 00 sheegey in taarrikhdda aduunku wareegto.

Sheekh Saciid raage oo kamid ah culimada soomaaliyeed Gaar ahaan kuwa ugu caansan ayaa ka sheekeeyay  Wada Sheekaysi dhexmaray isaga iyo Culimo Reer Sacuudi ah oo uga shekeeyay Sidii Soomaaliya u caawin jirtay Sacuudiga iyo imaaraadka maanta Isbiday awoodda sheekha ayaa tilmmaamay in taarrikhdda aduunku wareegto oo ay maalinba reer ku taagan tahay.