Jawaari oo xilka baneeyey

War Deg deg ah:
Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Cismaan Jawaari Ayaa Iska Casilay Xilka Afahyeenka Baarlamaanka Gollaha Shacabka waxaana uu jaawri noqonayaa xildhibaan katirsan baarlamaanka Fedaraalka ah
warqad uu Xildhibaanado Goordhow ku shiray Xarunta Gollaha Shacab ka Ayaa waxaa ka Hor Aqriyay Cabdiwali Ibraahim Muudaay Gudoomiye ku xigeenka Kowaad Ee Baarlamaanka Ayaa Ka Cadeeyay in uu Jawaari is casilay

waxaana lagu soo kala dareeray Kulanka Ay xildhibaanada Qaarkood ay ku yeesheen xaruntooda Gollaha Shacabka

Wixii Faah faahin ah waxaana iidiin kugu soo gudbin doonaan Wararkeena Dambe