Gadoodkii reer Sitti oo gaadhay xaalad cusub(sawirro)

wararka naga soo gaadhi kacdoonkii shacabka xaq u diriirka reer Sitti oo marxalad cusub madaxa la galay ka dib markii iska hor imaad xoogan ku dhex maray dhalin gadoodsan iyo maleeshiyadda loo yaqaan Liyu Poliska oo ku caan baxay cabudhinta iyo cagajuglaynta oo gumaad iyo xad gudubo ka dhan ah xaqooqal iisaanka meelana badana ka geystay tacadiyo ka dhan ah shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan kililka 5aad.

Sidda wararku sheegayaan iska hor imaadka waxay dhaawacyo kala duwan ka soo gaadheen qaar ka mid ah maleshiyaddi ka soo duushay magaalada jigjga ee Cabdi Iley ugu tala galay in u ku gumaado shacabka xaq u dirirka reer Sitti.

L’image contient peut-être : une personne ou plus, personnes debout, ciel, nuage et plein air

L’image contient peut-être : 1 personne, chaussures et plein air

L’image contient peut-être : 2 personnes, personnes debout et plein air

L’image contient peut-être : 2 personnes, personnes assises et plein air