Waa ciyaal Elvis-ka cusub ee Cabdi Xakim lagu badalay oo isku ag sawiray ugaas Mustafe.

Magaciisu waa Hamdi Aadan Cabdi waa wiil dhalin yar oo Cabdi Iley soo tababaray Cabdi Xakimna  ay ilma abti yihiim oo kursiga loo dhiibay si loogu indha sarcaado  dhalinta barbaata amma dadwaynaha reer Sitti ee xaq u dirrika ah loogo weeciyo kacdoonka ay ku diidan yihii waxaa loogu yeedhay(DIB U CURASHADDA)