Kacdoonka Barbaarta Sitti oo maanta soo gaadhay magaalada casbuli(Sawirro)

Kacdoonkii Barbaarta reer Sitti oo galabta soo gaadhay magaalada Casbuli ee galbeedka gobolka Sitti boqolaal dhalinta Barbaarta dulmi diidka ayaa walaalohooga kale gobolka Sitti si buuxdda isku garab taagay kacdoonka ay ku diidan yihiin waxaa loogu yeedho Dib u Curashadda oo ay reer Sitti u baxsheen DIB U Gurasho.

L’image contient peut-être : une personne ou plus, personnes debout et plein air

L’image contient peut-être : une personne ou plus, personnes debout et plein air

L’image contient peut-être : une personne ou plus, personnes debout et plein airL’image contient peut-être : 1 personne, plein air