Qaybta Labaad iyo Faddexaddaha dul Hagoogan Hanaanka Dib U Curashadda.

Musuul ku sheegan waa Gudoomiyaha degmada afdem Magiciisu waa Cabdiwaaxid Cabdi Qorane uu magac qurxoonyahay laakiin waa nin maamul xun, wuxuu kuyimid hanaanka la inkaaray ee dib u curasho , wuxuu ku hayaa Bulshada degmada Afdam dulmi iyo dullaysi aan xad lahayn , wuxuu ku qayilaa maalintii lacag ka badan inta uu bishaar uqaato bil kasta, waxaa kumaqan lacag musuq ah oo dhawr iyo toban milyan ah oo hay’adda seftnetkii waxqabad ahaan ugu dhiibtay , wuxuu caan kuyahay beenta iyo amaah uu xattaa cuntada uu cuni uu sii amaahdda dibna uma bixiyo.
Waxaa u adeego oo basaasiin u ah dhawr odey oo ay kamid yihiin;

1-Oday Diirane Madoobe,

2-oday Rooble baasto ,

iyo dhawr dhallin yar ah oo ay ugu daranyihiin;

1-Ciid Cali.

2-cabdillaahi Diirane.

Waxaan u sheegaynaa Cabdiwaaxid qorane inuu dhammaaday wakhtigii addoonsiga aad Ku haysay Bulshada , kollay halkaad ka timiday ba horaad usoo liqdee , ogaw in lagugu dhawyahay oo siba lagaaga hadhayn
– Dhammaan bulshada degmada afdem waxaan ugu baaqaynaa Inay si nabadgelyo ah xaqooga usoo ceshadaan oo ay iska saaraan tuugtiinta iyo kuwa la shaqaysto ee naga midka ah ba

Reer gaar ah mamatalo tuuggu , aflagaado sharafteena maaha ee ficilkiisa Ku beegsada isaga iyo inta lamidka kana  saara Gobolka Sitti ee shadhka dawladeed iyo saraakiisha Tigreega lagu dulaystay