Wararkii ugu dambeeye ee kacdoonkii Barbaartay Sitti

waxaa shalay qabsoomin shirkii lafilaayay kadib shirar gaar ah markay la yeesheen Rag uu c/xakiim cigaal kamid yahay dhalinta magaalada shinniile oo ku lebisan garamaad uu Ku yaallo sawirka Raiisal wasaaraha Abiye Ahmed , la iskuna diiday , ayay si cad u codsadeen raggii sabasashada looso diray inayna arki karayn sawirada Raiisal wasaaraha itoopiy Abiye Ahmed, sidaa darteed ay ku kala keceen , una sheegeen inuu Ina iileey iman doonin Gobolka Sitti,
Waxaan Soo xaqiijinnay dhammaan dhallintii (16 Qof) ahayd iyo Labadii Aabo ee jigjiga ku xidhnaa Inay dhammaan Wala Nabad qabaan jeelkana laga siidaayay oo ay guri maamulka jigjiga leeyahay si wanaagsan u deganyihiin , salaadda Jimce kadibna sugayaan in magaalada  dire dawa loo soo qaado , wax dhimasho iyo dhawaac ah midna nooma sheegin , waan xaqiinnay 100%100 ee wararka badan aad iskaga hubiya Yaa muslimiin .
waxaa saaka qabalahaa 09 Dirir-dhaba dhallinta iskugu yeedha rag uu kamid yahay Xarbi oo uqaabilsan xafiiska xisbiga dire dawa, iyagoo isku dayay inay kala jebiyaan lacagna siday Laguna gacansaydhay oo fashilmay
shir ay yeesheen lahaystayaashii C/xakiim cigaal hormoodka u ahaa ayay Isla saaka amar fasax ah usiiyeen qayb kamid ah ciidan federaal ah oo Ina iileey hoosta kala shaqayni Inay dhallinta cabsi geliyaan ay kacdoonka damiyaan , dhimasho iyo dhaawac iyo dhib wixii ka yimaadana waxaa masuuliyaddeeda qaattay damiir laawe Cabdi xakiim cigaal .
waxaa lagu ballansanyahay Gobollo kamid ah Deegaanka Iyo guud ahaan Gobolka Sitti ba in salaadda Jimce kadib mudaharaaddo xooggan oo nabadaysan ka dhacaan meel walba. Iyo tuulo kasta oo dulman

 waxaan u aamusnayn waa inaan wax walba sifiican u hubsanno “ dhammaan bulshada xaqdoonka ahna Yar iyo waynba haka gabbanina xaqiina aad ukacdeen.

Wariye: laba,Doon