Mid ka mid ah Gamba yarta reernimdda lagu keenay Sitti

Ciddi Cas-Tani waa Madaxa xafiiska maaliyadda degmada Gablalu ee Gobolka Sitti, mageceegu waa Yurub muhumed , waxay ka mid tahay shaqaalaha sida xun u addoonsado shacabka degmada Gablalu, cid lama xisaabtanto lamana hadli karto haddii kale iyada oo kaashanayso Nika xafiiska nabadgelyada kumagacaaban oo aad dulmo Bulshada ayay xidhaan ciidi xattaa suaal waydiisaba .
degmada Gablalu waa meel ujirto Dirir-dhaba kudhawaad 200km waa meel laydh iyo khad midna lahayn jid fiican oo loosii marana haysanin waa meel go’odoon ah oo waxa ka dhaca cidi ogaan Karin , Nika gudoomiyaha ka ah waa Ibrahim muhumed, oo Nin wayn oo aad udhib badnayn lkn Gabadha maaliyadda iyo Nika nabadgelyada kumagacaaban iyaa aad ugu tacadiyo bushada go’odoon ka ah ilaa heer ay gaadhaan Inay dharbaaxaan waayeelka aan waxba galabsan , waa laba shakhsi oo dib ucurasho kutimid loonasoo xulay Inay Cabdi iileey u adoomiyaan shacabka .
Reer ma diidine dulmigaan diidnay , waa in si dhaqso ah looga qabto Daalimiinta Bulshada addoonsani