Rara-cunadda reer Sitti ee Dulmi-Doonka ah.

Sida aan xogta joogtad ah kula soconno , waxay Ku hawlanyihiin ree dulmi dabacarar oo ay hormood uyihiin Rag badan oo Gobolka udhashay una haytso in ay Ina iileey La’aan tii arsaaqad iyo nolol helaynin oo is qiimo tiray ,waxaa Maalmahan ba dhalinta Gobolka gaar ahaan Dirir-dhaba lacago farabadan iyo cabsi gelin loo adeegsanaya si ay barri usoo bannaan baxaan ay uyidhaahdaan ‚dullinimada iyo dib ucurasho La’aan teed ma noolaanayno,“
Waxaan ogayn inay kufashilmeen laaluushka ay la baryootamayeen mudada badan , waxay maantana ugu hanjabayaan Bulshada iyo dhalinta ba 1-in haddii ay Soo bixi waayaan laga jari doono raashinka gargaarka loo siiyo dadka hayntoodu yartahay ee Seftinetka
2-in haddii ay dhallintu Soo bixi waydo ay ka reebi doonaan imtixaan ka Qaranka (10aadka )
3-in ay shaqo fiican iyo xilal sare siin doonaan
4-Inay jagooyin kasiin doonaan Dirir-dhaba
Iyo qodobo liito ay doonayaan Inay kaga faaiidaystaan shacabka dulmiga diidan
Majirto sharci iyo awood siinayso Inay imtixaan qaran iyo mid kalaba niga reebaan. Mana jiro sharci iyo awood siinayso Inay qooysaska tabaalaysan ka gooyaan raashinka sababtoo ah mishaar kooga lagama bixiyo
Shaqooyinka iyo xilalka ay nigu sasabayaanna Deegaankiinii baad joogtiin intaa ka badanna waad ka heli doontiin hadduu dulmigu tago , jagooyin kana Dirir-dhaba maaha Aqalkii Cabdi iileey iyo kuwan horcarari oo iyaguba dawaro iyo boob ku helo , waa dhulkiini iniga ayuu nii bannaanaan doonaa oo si xalaal ah udhisani
Ugu dambayn : waxaad ogaatiin in dulmigan sidaa loo diiday uuku tagaayo , sidii loo kala guri lahaa budhcadda Cabdi iileey ee dib ucurasho kusheegana la guda galay , kacdoonka nabadaysana usan ujoojinayn qaylo dad liito kasoo yeedhay oo damiir nool ku iman dhallintana waxaan leenahay haka biqina arimaha ay wadaan , iyagu waxay aamineen inuu arsaaqadda Ina iileey uun hayo lkn tii Alle way iloobeen , ummaddan ay barib kusoo dhex noqon doonaana way karaamad seejiyeen,
Aflagaadayn mayno lkn qofnimadu waa damiir ka ee lacagta maaha , waxaanan leenahay ( nimaan kuu furayn inuu kuu rarin )
Dhalinta xaqdoonka ah ha ogaato inuu socdo
Abaabul xooggan ay dadkani dib dambe ugu adeegi doonin tuugta dullaysatay, maalmo iyo Toddobaadana ha qaatee Itoobiyana dib uguma noqon doonto nidaamkii hora ,
Xal qaabayn tiisiina lagu jiraa ee soojeeda .