Sitti kacdoonka barbaarta iyo Warar Goos-Goos ah.

Waxaa magaalada Afdem ee Galbeedka Gobolka Sitti, ka dhacay Shir sasabasho ah oo lagu Kala kacay
Waxaa la siidaayay dhalintii xaqdarrada kuxidhnayd jeelka Afdem ,
– iyadoo dood kulul oo ismari waa ah socoto ayuu Nin Oromo ah oo lagu magacaabo (khadiiro) oo lacag la siiyay Hal mar ka dhex yidhi shirkii “ dib ucurashaan doonaynaa “ kadib dhalintii iyo shacabkii baa Hal mar qaylo diidmo ah kala Hor yimid , hadana waxay isku dayeen inay ciidan kuceshaan dadka laakiin lagama dhagaysan cidlaa lagaga kacay

           ( Fedaraalka oo goobta gaaf wareegi)

L’image contient peut-être : une personne ou plus, ciel, plein air et nature
L’image contient peut-être : une personne ou plus, personnes debout, plein air et nature
L’image contient peut-être : une personne ou plus, personnes assises et intérieur
           (Barbaarta Sitti  qaybta Afdem)

waxaa sidaa hadda lagusoo Kala kacay oo fashil Ku dhammaaday Shir sasabasho iyo calaacal ah oo ka socday degmada Afdem ay hormood ka ahaayeen , Naasir Xasan, ibrahim cundhufo iyo Cabdi Cige , oo iyagu udhashay Gobolka Sitti una socday Inay addoonsiga Cabdi iileey Soo ogolaysiiyaan shacabka dulman ,

Wax walba markii la isku Mari waayay ay usocon wayday ayay ciidan budad sito Soo gesheen hoolkii Shirka , ay dheheen qasab Ku yidhaahda „dib ucurasho ha waarto“ , lamaba dhagaysane dhammaan Hal baa loogasoo dareeray shirkii iyo waxay wateen ba

 

L’image contient peut-être : une personne ou plus, personnes debout, personnes qui marchent, plein air et nature