Kacdoonkii barbaarta Dulmi-Diid oo ku fiday degmooyin Horle(Sawirro)

Wararka naga soo gaadhaya guud ahaan Gobolkan Gadoodsan ee Sitti ayaa maalinba maalinta ka dambay waxay sheegayaan in kacdoonkii barbaarta Sitti uu gaadhay heer aan la xakamayn karayn wuxuuna kacdoonka Barbaartu ku fiday goobo iyo magaalooyin Horle sawiraddan aad arkaysaan waa barbaarti degmooyinkii lagu sheegi jiray in la hoos geeyeey maamulka Kililka canfarta waana magaalada Garbo-Ciise(Gadhmalu)

 

L’image contient peut-être : 4 personnes, personnes debout et plein air

L’image contient peut-être : 4 personnes, personnes debout et plein air

L’image contient peut-être : 4 personnes, personnes souriantes, plein air