Warar Goos-Goos ah iyo kacdoonkii Barbaarta Sitti,

 

(Biki)

Xiisad adag oo ka taagan magaalada Biki ee Galbeedka Gobolka Sitti , Raggii magaalada udhashay ee addoonsiga Ku qasbaayay Bulshada waala diiday shirkoogii, si qasab ah inay Ku keenaan bay isku dayeen lkn dhalinyartii Bikiyeed iyaa goaan Ku qaadatay Inay magaalada ba uga baxaan inta raggan ay neceen ka baxayaan , dib ucurashana yeeli doonin abid ,
Waxay caalaacal ugu tegeen hadda Aabaha guud ee magaalada Biki Macalin Cabdillahi xaamud si dhalinta loo sasabo, lamase yeeli doono maadaama ay dulmi qaata leeyihiin

Sawirku waa hadda dhallintii Bikiyeed oo magaalada cidhif uga baxday

Sii faafiya oo dhiiri-geliya geesiyada

aaway sawiradii iyo boodhadhkii lagu daalay xalay wax utagaba la waa.

L’image contient peut-être : une personne ou plus, montagne, ciel, nuage, plein air et nature
L’image contient peut-être : une personne ou plus, montagne, ciel, herbe, plein air et nature
               (MaarMaarso Diri-dhab)

Waa Barbaarta Maarmaarso ee Dirir-dhaba , oo meel walba Ku muujinayso Inay dulmiga iyo dib ucurashada diidanyihiin ,

Dooni mayno Addoonsi dib ucurasho ah

 

L’image contient peut-être : 1 personne, sourit, debout
                                    (Erere )

Waa dhalinta degmada Erer gaar ahaan qabalahaa koobad ee hoos yimaado
Dagmada erer ee Gobolka Sitti
Oo u maantaa banaanbax xoogan ka jiray
Oo lagaa soo hoor jeedo dib ucurashada iyo Addoonsiga shacabka lagu hayo

 

L’image contient peut-être : une personne ou plus, personnes debout, foule et plein air