Hal Ku Dhegga Barbaarta Sitti (Dib U Curasho === Waa Dib U Ciil)

 

Waa dhalin yarada dagmada ayshaca gaar ahaan qabalaha dhagagoo oo muujinayso siday udiidanyihiin nidaamka Cabdi iileey samaystay ee cidna matalin ee dib ucurashada iyo addoonsiga shacabka xaqdoonka ah ee guud ahaan Soomaalidda Kililka 5aad. Noolaadda oo Guulaystay reer Dhegagoo.

L’image contient peut-être : une personne ou plus, personnes debout, personnes qui marchent, ciel, plein air et nature

L’image contient peut-être : une personne ou plus, personnes debout, personnes qui marchent, cheval et plein air

——————————————————————————–

 

Waxaa shalay ilaa maanta lagu bixinayaa degmada Afdem lacago aad u farabadan oo laaluush ah , dadkana loo qaybinaayo , si xaqa ay codsanayaan loo daboolo oo looga hadlin , lacagahan waxaa kaga yimid Afdem raggii loo so diray ee shirarka fashilmay kadibna Biki usoo wareegay ee reer Bikina wacdarra ku dhigeen,barbaarta Afdem waxaa loogu baaqi in ay sooyaal taarrikheed kooga iyo dhiiranaantoodi lagu yiqiin ku badlan lacag yar oo kolkii horaba iyagga laga dhacay.

L’image contient peut-être : une personne ou plus, personnes debout, ciel, enfant, plein air et nature

L’image contient peut-être : une personne ou plus, plage, ciel, plein air et nature

L’image contient peut-être : une personne ou plus et plein air