kacdoonkii Barbaarta oo Maanta si Rasmi ah ugu fiday Gobola Cusub gaar ahaan Gobolka Sitti la jaarka ah ee Faafan.(Sawirro)

 

barbaarta Reer Wajaale, iyo Faafan,

Waxaa Maanta ka dhacay magaalada Wajaale ee gobolka Faafan isu soo bax uu hal qof kudhintey. Allah ha unaxariisto mujaahidka dhintay ayaa waxaa diley hogaan kusheega nabad galyada oo hadda ciidamada federaalku ay gacanta kuhayaan. Waxey shacabka magaaladu iska soo caydhiyeen dhamaan dibjiriintii dib ucurashada ku joogtey magaalada Wajaale.

Dhanka kale waxuu mudaharaad kasocdaa Haroorays oo Jigjiga iyo Wajaale udhaxey kadib markii gaadiidkii Jigjiga kabaxay oodhan la xanibay.

Waa wax lagu farxo in maanta reer Wajaale ay soo qaataan calankii xalaasha ahaa ee deegaanka, waxaan ugu baaqayaa guud ahaan shacabka deegaanka inay soo qaataan calankii xalaasha ahaa ee Soomaali-nimadu ka muuqatey markey isu soo baxayaan.

Dibad baxyaadda nuucan ah ayaa kuwa Mooraalka Dhalinta Gobolka Sitti oo ahaa kuwii horseeday kacdoonka kor u qaaddi.

L’image contient peut-être : 2 personnes, personnes souriantes, personnes debout, personnes sur scène, foule et plein air

L’image contient peut-être : une personne ou plus

L’image contient peut-être : herbe, ciel, plein air et nature

L’image contient peut-être : une personne ou plus, nuage, ciel, plein air et nature