Sitti iyo Warar Goos-Goos ah(sawirro)

Sitti
(AshacaWaxay xalay saqdiii dhexe (3:30 habeenimo )

budhcadda liyuuga Ina iileey u shaqayso ayaa guryahooga ugu daateey dhalintii xaqdoonka ahayd ee shalay si nabadaysan umuujiyay inay dulmiga diidanyihiin ee degmada Ayshaca qabalaha dhagagoo , waxaana wali la hayn meel lagu hayo dhalinta kala ah;
1. Mahamed xusein suldaaan
2. cawale xusein ( wadakariye)
3. Mustafe Qurane
4.cawale Muuse Buraale
5.Axmed wali cumar Daahir
6.khadar Muuse Xadi (Fargod)

Sidoo kale waxay saaka raadinayaan budhcadda liyuuga ah dhalinta kala ah;
1.Maxamuud Muuse Xadi
2.Naasir Cali Cabdi
3.Cali abdilahi Cawaale
4. Xusein khayrdoon Xusein
5.Muxiye yaasin Cabdi
6. Saxardiid sicid Samatar
7. Mahdi Mahamuud Boqore(goof)
8.Abiib waleyl Furatay
9.Barkad celeye Camir
10.Muxiyedin Xaamud
Haddii dhalinta wax gaadhaan Waxaa masuuliyaddeeda loo raaci Gudoomiyaha degmo Ayshaca iyo maamulka qabalaha dhagagoo iyo budhcadda ay kaashanayaan ee xadgudubka ujoogto.

 

(wixii kasoo kordho waan lasocon doonaa)

Sitti, Afdem

Waxaa ilaa shalay si xaqdarro ah ugu xidhan magaalada Afdem Cabdi Cabaade oo lagu tuhmay inuu sawiray maalintii lacagta laaluush ka ah loo qaybinaayay Bulshada dulmiga diidan , ilaa hadda wax caddayn ah oo dembi ah laguma hayo wiilka dhalinyarta ah , waxaa masuuliyaddiisa iska leh Gudoomiyaha Afdem iyo xertiisa hogaanka iyo budhcadda liyuuga uu adeegsanaayo , haddii uu sharci jiro lacag laaluush xaaraan ah suuqa Duhur cad Kuma qaybiseene ha laga daayo tacaddiga iyo dulmiga dhalinta si dhaqso ahna haloo siidaayo, Ethiopia way ka gudubtay wakhtigii si tuugo nima ah loo xidhanaayay dadka ogaada.

Sitti, Goob Baadiye ah oo laga Nacay Cabdi Iley.

Miyi Iyo magaalaba waan diidnay dulmiga dib ucurasho loola baxay uu Ina iileey la yimiday

 

L’image contient peut-être : 1 personne, sourit, debout
L’image contient peut-être : une personne ou plus, personnes debout et plein air